Dhano

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Biyo aad u dhanaan. 2. Dhul cusboole ah. ld dhane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhano

gaal | jaan | carroseel | dhane | dhaneeq | dhuxun | dibir | jirrow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg