Dibir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn; dhooddi.
Dibir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bro, m.l)Legdin dhulka si xoog leh laysugu dhufto. ld dibirrooti¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibir ↴
bakool | banaanadi | daran | dheefshiid-dhiman | dhooddi | dhuxun | dibirrooti | dibirrooti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg