dhaqanwareer
(m.l)Dhaqanhabow.
dhaqanwareer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqanwareer ↴
dhaqanwareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Bulsho dhaqanhabow ku beerid.
dhaqanwareerid [m.f.dh]
eeg dhaqanwareer². ld dhaqanwareeris².
dhaqanwareerin [m.f.dh]
eeg dhaqanwareeri. ld dhaqanwareeris¹.
dhaqanwareeris [m.l]
ld dhaqanwareerin.
dhaqanwareeris [m.dh]
ld dhaqanwareerid.
dhaqanwareersan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhaqanewareeray ahaansho.
dhaqanwareersanaan [m.f.dh]
eeg dhaqan- wareersan. ld dhaqanwareersanaansho.
dhaqanwareersanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dha- qanreersanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg