Dharas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Diiddada hali diiddo in la maalo ama ilmaheedi nuugaan. 2. Hilib aad caato u ah; bantar. 3. Qof aad u karti yar. 4. Caro. 5. Dh. ah: nafley buuran laakiin jirkeeda dhad ku jiro (ido).
Dharas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rsay, -rastay; -rsi)1. Hal in la maalo ama ilmaheedi nuugaan diidid. 2. Qof xanaaqid. 3. Wax la gansaday wax ku diidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharas ↴
dharasoobid | dharasow | dharasow | dharsid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg