Dharla'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.

Dharla'

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)

Qof qaawan ahaansho. ld dharra

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharla'

dharla' | dharla' | dharla'aan | dharla'aansho | dharra' | dharra'aan | dharra'aansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg