dharla'
(m.dh)

Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.

dharla'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa, -'ayd)

Qof qaawan ahaansho. ld dharra

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharla'

dharla' [m.dh]
Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.

dharla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Qof qaawan ahaansho. ld dharra

dharla'aan [m.f.dh]
eeg dharla'². ld dharla'aansho, dharra'aan, dhar- ra'aansho.

dharla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dharla'aan.

dharra' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
ld dharla'².

dharra'aan [m.dh]
ld dharla'aan.

dharra'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dharla'aan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg