Dhaygag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Yaab awgiis meel ama wax iyadoo aan la libiqsanayn. 2. ld dhaygagid.
Dhaygag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Ku dh.: yaab awgiis wax iyadoo aan la libiqsanayn eegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaygag ↴
biniini | dhaygagid | majeero |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg