Dhebi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (dhebi, m.dh)

Geed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada.

Dhebi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld dhibi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhebi

qaandhebid | awrdhebid | boqondhebid | carrabdhebid | dhabaandhebid | dhaw | dhebid | dhebidhisad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg