Dhaw

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld dhaaw¹.


Dhaw

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:

(dhebay, dhebtay; dhebi) 1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. ld dhaaw².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaw

naa | kaabi | yaaquud | naadi | yabaq | daac | daaco | idif | jaamuus | jaar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg