Dheelallaabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow¹, dheerallaabo, dheerallow¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelallaabo ↴
dheelallow | dheerallabo | dheerallow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg