dheelliyid
(m.f.dh)eeg dheelli². ld dheelli¹ (2), dheellin, dheellis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelliyid ↴
dheelli [m.l]
1. Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo. 2. ld dheelliyid.
dheellin [m.dh]
ld dheelliyid.
dheellis [m.l]
ld dheelliyid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg