Dheelli

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhinac u badashada wax culayskiisu dhan u bato oo uu dheellitirankii lumiyo. 2. ld dheelliyid.


Dheelli

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Wax culayskiisa dhinac u badasho..


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheelli

caddil | cammir | cuddoon | dheellila'aan | dheellin | dheellis | dheellitir | dheellitir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg