dheelmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax habeen guuragelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheelmi ↴
dheelan [m.l]
Socodka habeenkii la socdo; guuro. ld dheelmid.
dheelmid [m.f.dh]
eeg dheelan². ld dheelan¹.
dheelmin [m.f.dh]
eeg dheelmi. ld dheelmis.
dheelmis [m.l]
ld dheelmin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg