Dheer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Siil.
Dheer
Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-raa, -rayd; dhaadheer)1. (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho. 2. (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho. 3. (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheer ↴
aadaan | aadaan | ebinefiriin | faa | gaab | gaaban | gaabbaguul | gaabbaguul | gaabi | gaabi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg