dheerdheero
(m.dh)1. Geed qoodxeed jeerinka u eg oo leh miro iyo xabag la cuno. 2. Xajiin jirku la barbararo. ld dheedheero, dheerdheere.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheerdheero ↴
dheedheero [m.dh]
ld dheerdheero.
dheedheeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
ld dheerdheeroo.
dheedheerood [m.l]
ld dheerdheerood.
dheerdheere [m.l]
ld dheerdheero.
dheerdheeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax dheerdheero hayso noqosho. ld dheedheeroo.
dheerdheerood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dheerdheeroo. ld dheedheerood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg