Dheerow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

1. Wax dhererkiisu kordhay noqosho. 2. Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho. Tus. “Shirkii waa lagu dheeraaday”. 3. Wax meel ka durkay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheerow

dabadheerow | dheeraansho | magacdheerow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg