dheg-kafaar
(m.l)ld dhakafaarid.
dheg-kafaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld dhakafaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheg-kafaar ↴
dhakafaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku dh.: yaab weyn la kulmid. ld dheg-kafaar², dhekafaar².
dhakafaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid, dhakafaar badid. ld dheg-kafaari, dhekafaari.
dhakafaarid [m.f.dh]
eeg dhakafaar². ld dhakafaar¹ (2), dhakafaaris², dheg-kafaar¹.
dhakafaarin [m.f.dh]
eeg dhakafaari. ld dhakafaaris¹, dheg-kafaarin, dhekafaarin, dhekafa.
dhakafaarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.
dhakafaarsanaan [m.f.dh]
eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaa.
dheg-kafaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhakafaari.
dheg-kafaarid [m.dh]
ld dhakafaarid.