Dhega-adayg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
Dhega-adayg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhega-adayg ↴
dhasiig | dhasiig | dhega-adaygid | dhega-adkaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg