Dhegdheg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qoyaan layiig ah oo wuxuu taabto qabsada sida xabagta iyo caanaha cinjirka iwm. 2. Baqbaqqa indhaha ama wasakh kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhegdheg ↴
baqbaq | daamir | dhegdhegto | fitilig | qasaanqas | seexaari |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg