dhengad
(m.dh)ld dhenged.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhengad ↴
dhenged [m.dh] (-do, m.l)
Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.
dhengedee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Cid dhengad ku tumid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg