dhenged
(m.dh) (-do, m.l)

Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhenged

dhengad [m.dh]
ld dhenged.

dhengedee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Cid dhengad ku tumid.

dhengedeyn [m.f.dh]
eeg dhengedee.

dhengedeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la dhengedeeyey ahaansho.

dhengedeysnaan [m.f.dh]
eeg dhengedeysan. ld dhengedeysnaansho.

dhengedeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhengedeys-naan.

qeydin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ul weyn; siiqe. 2. Ul yar; dhenged.

serbi [m.l]
Ul yar oo jilicsan; dhenged.

xawr [m.l] (-rar, m.l)
Dhenged yar oo dhuuban.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg