Dhenged
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhenged ↴
dhengad | dhengedee | dhengedeyn | dhengedeysan | dhengedeysnaan | dhengedeysnaansho | qeydin | serbi | xawr |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg