dhengad
(m.dh)

ld dhenged.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhengad

dhenged [m.dh] (-do, m.l)
Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.

dhengedee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
Cid dhengad ku tumid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg