dhereb
(m.dh)Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab³ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhereb ↴
dharab [m.dh]
1. Dhiriqda lo'da. 2. ld dhereb.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg