Dhex
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan. 2. Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar. dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe.
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhex ↴
odayee | caabbin | jaabajaabeyn | saab | qaabbilaad | raabiya | laabbis | naaf | yabaro | baabillooma |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg