Naaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fo, m.l)

1. Xiddig ka mid ah ururka naafo. 2. (m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.

Naaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee. naafee, dhaawicid, curyaamin

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naaf

naafasho | naafayn | naafcadde | naafee | naafeysan | naafeysnaan | naafeysnaansho | naafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg