dhexsoco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-cday, -cotay)Laba wax (ama laba melood ama laba qof) dhexdood marid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexsoco ↴
dhexsocod [m.f.dh]
eeg dhexsoco. ld dhexsocosho.
dhexsocosho [m.dh]
ld dhexsocod.
dhexsocoto [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Hadal yar ama tix yar oo soo noqnoqota oo maansada qaybo loogu kala qaybiyo. 2. Dad dadka hadalka u kala qaada ama dawlad u adeega oo warka u geeya; jaasuus. 3. Dad si joogto ah, laba meelood isaga safra.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg