dhibaatayn
(m.f.dh)eeg dhibaatee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibaatayn ↴
ajar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid si qarsoodi ah u dhibaatayn.
shiidaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid dhibaatayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg