Ajar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyo qof camal wanaagsan sameeyey. 2. ld ajarid.


Ajar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Khayaano; qayaano.


Ajar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid si qarsoodi ah u dhibaatayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ajar

ajaran | ajaraysasho | ajarayso | ajarid | ajarmid | ajarnaan | ajarnaansho | ajarro | ajarsad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg