dhibaatee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -taysay)

Cid dhibaato gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibaatee

abhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof maaggan in uu cid dhibaateeyo ereyo uu ku qaboobo ku dhihid. ld ahbi.

daran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax karti badan ahaansho (qof). 2. Wax dhibaato badan ahaansho. 3. Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan³.

dhibaatayn [m.f.dh]
eeg dhibaatee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg