Daran
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
Daran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan².
Daran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Wax karti badan ahaansho (qof). 2. Wax dhibaato badan ahaansho. 3. Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daran ↴
aad | naabnaab | qaabdaran | edebdaran | eedaad | eedaad | haamanad | ibtilee | maalooti | maangad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg