dhibci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Hoore meel ku jira in yar ka shubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhibci ↴
cagaari [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax cagaar ka dhigid. 2. (f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.
dhibcid [m.f.dh]
eeg dhibic².
dhibcin [m.f.dh]
eeg dhibci.
dhibdhibcid [m.f.dh]
eeg dhibdhibic.
difji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dareere wax yar ka dhibcin.
tif [m.dh/l]
1. (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn. 2. Cad ama daliig dun ah ama caws. 3. Dhibcidda.
tif [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo dhibcidda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg