Tif

Qaabnaxa: m.dh/l Isrogrogga:

1. (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn. 2. Cad ama daliig dun ah ama caws. 3. Dhibcidda.

Tif

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod lagu muujiyo dhibcidda.

Tif

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Qori wax dhuuban ka dhigid. 2. Wax duf ka rifid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tif

xaadi | haatif | bakhtifuul | baqtifuul | dhibdhibic | dhibic | hintifaay | hintifay | hoorrimaad | intifaac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg