dhiddigee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-geeyay, -geysay)ld dheddigee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiddigee ↴
dheddigee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-geeyay, -geysay)
1. (f.g) Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg