Dhif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nabsi. 2. Dh. ah: wax aan badanaa la arag ama la helin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhif

naadir | cidhif | cidhif-birlabeed | dabayl-bataax | dafo | dhifad | dhifasho | dhifato | dhifnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg