dhifo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-ftay, -fatay)1. (f.g) Si xoog iyo dhaqso leh wax u jiidid. 2. (f.mg) Ku dh.: wax, wax la dhicid. 3. (f.mg) Ku dh.: maanso ku luqayn. 4. (f.mg) Isku dh.: laba tiro tarankooda soo saarid. 5. (f.mg) Carrabka ku dh.: wax soo hadal qaadid. ld dhufo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhifo ↴
dhifasho [m.f.dh]
eeg dhifo. ld dhifad, dhufad, dhufasho.
dhufo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-ftay, -fatay)
ld dhifo.
jaf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh. 2. J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg