dhiftin
(m.dh)Guntinta xarigga in yar oo ka soo taagan oo la jiido marka la rabo in deg-deg loo furo. ld dhifsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiftin ↴
dhifsasho [m.f.dh]
eeg dhifso. ld dhifsad, dhiftin, dhufsad, dhufsasho, dhuftin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg