dhifsasho
(m.f.dh)eeg dhifso. ld dhifsad, dhiftin, dhufsad, dhufsasho, dhuftin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhifsasho ↴
dhifsad [m.l]
ld dhifsasho.
dhiftin [m.dh]
Guntinta xarigga in yar oo ka soo taagan oo la jiido marka la rabo in deg-deg loo furo. ld dhifsasho.
dhufsad [m.l]
ld dhifsasho.
dhufsasho [m.dh]
ld dhifsasho.
dhuftin [m.dh]
ld dhifsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg