Dhigdhig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.l)

1. Meel ciriiyoon; jiqjiq. 2. Dh. ah: wadiiqo yar oo ciriiri ah. 3. (sh.r) Cod lagu muujiyo lulashada (wax yar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigdhig

biyo | dhigdhigsii | dhigdhigsiin | qal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg