dhiibid
(m.f.dh)

eeg dhiib. ld dhiibis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiibid

ammaanaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof ammaano u dhiibid.

arrimi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka a.: arrin, talo ka dhiibid. 2. U. a.: cid u talin.

dhiibis [m.dh]
ld dhiibid.

dhiidhiibid [m.f.dh]
eeg dhiidhiib.

ereg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rgay, -regtay; -rgi)
Ereg u bixin, u dhiibid.

far [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid. 2. Cid farriin u dhiibid. 3. Cid amar siin.

gacandhiibid [m.f.dh]
eeg gacandhiib².

gal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(galay, gashay; geli) 1. (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid. 2. (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho. 3. (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).

guddoonsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid wax u dhiibid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg