Dhiigkar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Cadaadiska dhiigga oo sarreeya. Cadaadiska dhiigga oo kor uga kaca cabirka caadiga ah da' khaas ah lagu yaqaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigkar ↴
dhiigbax-maskaxeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg