dhiigmiiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)1. Nafley dhiig ka shubasho. 2. Cid si xaqdarro ah ku jirto xooggiisa uga faa'iideysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigmiiro ↴
dhiigmiirasho [m.f.dh]
eeg dhiigmiiro. ld dhiigmiirad (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg