Dhil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Qolofta kore ka qaadid (miro iwm). 2. Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm). 3. Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhil

cawameer | dabadhilif | dabadhilif | dabadhilifnimo | dhalaandhilo | dhalmaanyo | dhannax | dhilad | dhilan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg