dhilmaanyo
(m.dh)

1. Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto. 2. Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhilmaanyo

dhalmaanyo [m.dh]
ld dhilmaanyo.

kaneeco [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
(c.nafl.) Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg