Dhisaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.
Dhisaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhisaal ↴
dhisaalan | dhisaalasho | dhisaalid | dhisaalnaan | dhisaalnaansho | dhisaalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg