Dhooban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Wax badan oo meel isugu urursan noqosho. 2. Wax salaaxmay noqosho (guri, xafiis iwm). 3. Wax waabaayo marsantahay noqosho (fallaar, gammuun iwm).

Dhooban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

1. Wax badan oo meel ku urursan ahaansho. 2. Wax salaaxan ahaansho (guri, xafiis iwm). 3. Wax waabaayo marsantahay ahaansho (fallaar, gammuun iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhooban

dhoobmid | dhoobnaan | maliiqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg