Dhoweyn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg dhowee. ld dhaweyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoweyn

qaabbil | afyaal | deelqaaf | dhaweyn | marxabbee | qabbir | qariibi | shindhoweyn | sid-dhoweyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg