Dhug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhug

balacso | dhaafsan | dhaqtamid | dhaqtan | dhaqtan | dhugad | dhugasho | dhugato | dhugatoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg