Dhure

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

1. Fandhaal weyn. 2. Weel kasta oo wax lagu dhuro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhure

beendhure | qudde |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg