Dhuti
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nafley addimada mid ka mid ah wax ka qabta si aan isu miisaaneyn u socosho. ld dhiti².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuti ↴
dhiti | dhitin | dhitis | dhutin | dhutis | muurri | qoombi | simbayr | waki |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg